Posts

Showing posts from July, 2016

taariikhda dalka austeria

www.burco.com burcaawi.com Hordhac Austria oo mar ahayd xarunta Imbiraadooriyadii Austro-Hungarian, ayaa isugu soo biyo shubatay Jamhuuriyad yar, kadib markii lagu jabiyey dagaalkii aduunka ee koobaad. Sandkii 1938 ayey Naaziyinti Jarmalku ay Austria ka dhigeen qayb jarmal ka mid ah. Kadib markii Jarmalka laga guulaystay waxaa Austria taladeeda la wareegay Dawladihii guulaystay sanadkii 1945 kii. Dastuurka dalka ayaa lagu daray qodab dhigaaya in dalku u dhex u yahay NATO iyo WARSO, Midawgii Sovietka ayaa shardi ka dhigay si uu ciidamadiisa uga la baxo Austria in ay ahaato dhexdhexad, sidaasna Dalka Austria waxa uu dib ugu hantay madax-banaanidiisa sanadkii 1955kii. - Kadib markii uu burubaray Midawgii Soviet-ku 1991kii Austria waxa ku biirtay midawga Yurub. Caasimada Austria waxa ku taala beerta Xayaanada ee ugu qadiimsan caalamka waxaana loo yaqaanaa Tiergarten Sch??nbrunn, Waxa aanay jirtay tan iyo bilaabo sanadkii 1752kii. Barta Ay Ku Taalo: Austria Waa dal ku yaala Y

calanka somaliland new desing by khadar faarax geelle

Image

heesta dadwaynahaan hanuuninaaa al fanaan hibo nuura

Image

sidee loo xaliyaa internet download maneger key giisa

Image