Posts

Showing posts from September, 2016

heesta ciida xidagaha geeska

Image

Muran ka dhashay bloodh ku yaala dayaxa guudkiisa

Image
-Dayaxu  waa  meesha  keliya  ee  samada  ka  mid  ah  ee  ay aadamaha  wakhtigan  joogaa  cagaha  soo  dhigeen  iyadoo  inkastoo  uu barnaamijkii  Luuna  ee  ay  lahaayeen  midowgii  soofiyeeti  guushii  ugu horaysay  ka  gaadhay  gaadhitaanka  dayaxa  korkiisa  oo  ay  ku  tageen  dayax gacmeed  aan  dad  saarnayn  sanadkii  1959,  ayaa  haddana  barnaamijkii Aboolo  ee  ay  lahayd  hay’adda  sahaminta  hawada  sare  ee  dalka  Maraykanka ee  layidhaahdo  magaceeda  NASA  waxa  uu  xaqiijiyay  hawshii    markii  ugu horeysay  dad  lagu  geeyay  dayaxa  korkiisa  sanadkii  1968-kii,  wakhtigaasi  oo ay  ku tageen  dayax  gacmeedkii  Apolo. Socdaalkaas  hawada  sare  oo  ay  ku  xigeen  lix  socdaal  oo  kale  oo  xidhiidh ahaa  oo  hawada  sare  lagu  tagay  intii  u  dhaxaysay  sanadihii  1968-kii  ilaa 1972-kii,  iyadoo  midkii  ugu  horeeyay  lixdan  socdaal  ee  dambe  lagu  tagay dayax  gacmeedkii  Apolo11  sanadkii  1969-kii,  waxaana  xiligaas  laga  soo qaaday  daxaya  ilaa